Posts

Showing posts from April, 2019
Image
maxay tahay arinta xisbiga kulmiye uu iskugu dhajinayo komeshinka doorashooyinka ? noolaha alle uumey ee khalqigana waxaa ku gedaaman, caqabado iyo duruufo kala duwan kuwaasi oo u dhaca hadaba kartida iyo hababka maareyneed ee ay u wajahaan xigmada eebe ku maneystay madaxooda iyo maskaxdooda , taasi oo markasta noqota hanan iyo habab ay u kala wajahaan xaaladaha dhaqan iyo dhaqaale ee bulsheed , isla markasina madaxdooda iyo mufikirkoodu noqodo kuwa saamata bixiya bulshadada ku hareereysan , halka dhigooda kalena ay noqdaan kuwa aan marna hadaf iyo hanan qaabeysan u sameyn, hab nololeedkasi dhigoodu horumarka ka sameyey, hadana waxbaa la joogaa meel ay koonkan ka noqotay fikir kala qaadashadu , mid aad moodo in ay tahay hal magaalo caalamka oo idilna yahay meel safar iyo si fududbaa loo tagi karo , casrigaana si fudud loo kala iibsan karo wax badan oo midho dhal ah, hadaba waxay tahay ujeedka uu xisbiga kulmiye ugu dhabar adeygayo doonista komeshaynka dooraashooyinka , muxuu s...